- Видео 694
- Просмотров 11 063 448
DR-TIMAJILAC
Уганда
Добавлен 31 июл 2019
Dr Abdirizak Osman ( Timajilac )
RUclips :- Dr-Timajilac
Facebook :- dr timajilac
Tiktok :- Dr-Timajilac
RUclips :- Dr-Timajilac
Facebook :- dr timajilac
Tiktok :- Dr-Timajilac
qufaca iyo xanuunka Gaaska xiriirka miyaa ka dhaxeeyo ?
qufaca iyo xanuunka Gaaska xiriirka miyaa ka dhaxeeyo ?
Просмотров: 636
Видео
dhanka midig ee caloosha xanuun maka dareentaa ?
Просмотров 1,6 тыс.14 дней назад
maxaa sameeyo dhagaxa xameeytida ??
Taxanaha Xanuunada ku dhaca dheef-shiidka qeeybtii 3-aaad with Dr Timajilac
Просмотров 1,9 тыс.14 дней назад
Taxanaha Xanuunada ku dhaca dheefshiidka qeeybtii 3-aaad with Dr Timajilac
xanuunka Qabsinka ( appendicitis )
Просмотров 2,1 тыс.28 дней назад
Marka saxarada ee xerto qabsinka ( appendix ) kana dhashto caabuq ( appendicitis) sababtana qaliin ( appendectomy ) talooyin with Dr Timajilac ✓
xanuunada lagu qaldo Gaaska ee lisku dhaho inflammatory Bowel Diseases iyo sida loo kala saaro
Просмотров 20 тыс.Месяц назад
xanuunada lagu qaldo Gaaska ee lisku dhaho inflammatory Bowel Diseases iyo sida loo kala saaro
ku dadaal 10-kaan sheey hadii xanuunka dhiig karka aa qabto Raac Tilmaamaha Dr Timajilac ✅
Просмотров 1,4 тыс.Месяц назад
xanuunka dhiig karka hadii aa qabto sameey 10-kaan sheey markasta |DR TIMAJILAC| Xanuunka dhiig karka ( high blood pressure) Hypertension Daawooyinka xanuunka dhiig karka Sidee loo dajiyaa dhiig karka Cuntooyinka ufiican dhiig karka Cuntooyinka kiciya dhiig karka Cuntooyinka u wanaagsan dhiig karka Calaamadaha dhiig karka lagu garto Astaamaha dhiig karka Dhiiga iyo cuntada Baaritaanka dhiig kar...
Hami yarida , biyo baxa Degdega iyo jilcanaanta xubinta taranka 5- sheey oo sababta iyo Daawooyinka
Просмотров 2,4 тыс.Месяц назад
Hadii aala dhibantahay hami yari xaga gogosha ah ( low libido ) ama aa dareemeeyso jilcanaan ku timaado xubinta taranka ( erectile dysfunction ) ama ee kuusoo raacdo biyo bax degdeg ah ( premature ejaculation) casharkaan waxaan kuugu sharaxnay 5- Sheey oo sababtoo iyo daawooyinka loo isticmaalo xaaladahaan ka faaifeeysi wacan #Dr_timajilac #caafimaad Jilcanaanta xubinta Taranka halkaan ka daawo...
sidaan wili ma u isticmaashay Baamiyaha ? faaidooyin cajiib ah !
Просмотров 38 тыс.2 месяца назад
sidaan wili ma u isticmaashay Baamiyaha ? faaidooyin cajiib ah !
xanuunka crohn's disease ee lagu qaldo Gaaska iyo Tiifoowga
Просмотров 30 тыс.2 месяца назад
xanuunka crohn's disease ee lagu qaldo Gaaska iyo tiifoowga
Xanuunka lafaha , kala goosyada sida jilbaha wax kaste oo sababo , Baaritaanada iyo Daawooyinka.....
Просмотров 4,4 тыс.2 месяца назад
Xanuunka kala lafaha , kala goosyada sida jilbaha wax kaste oo sababo , Baaritaanada iyo Daawooyinka loo isticmaalo with Dr Timajilac 💊
Naarfa xanuunka iyo Fitamin B1 with Dr Timajilac 💊
Просмотров 26 тыс.2 месяца назад
Xanuunka Naarfaha iyo Fitamin B1 with Dr Timajilac 💊
Bararka lugaha 5-sheey oo sababta iyo xalka
Просмотров 25 тыс.2 месяца назад
Bararka lugaha 5-sheey oo sababta iyo xalka
xanuunka Cirbaha-lugaha 6-sheey oo sababta...........
Просмотров 16 тыс.2 месяца назад
xanuunka Cirbaha-lugaha 6-sheey oo sababta...........
8- Cunto iyo cabitaan oo Kansarka ka hortaga hadii sidaan aa u isticmaasho !
Просмотров 3,7 тыс.2 месяца назад
8- Cunto iyo cabitaan oo ka Hortaga Kansarka hadii sidaan aa u isticmaasho !
Baro 8- calaamad oo lagu garto araga indhaha marka ee daciifaan/ yaraadaan
Просмотров 1,4 тыс.3 месяца назад
8- calaamad oo awooda araga indhaha lagu fahmo caafimaad ahaan ✅
dheecaanka Gala maskaxda ee sababa caabuqa ama jeermiska ( Brain abscess)
Просмотров 1,4 тыс.3 месяца назад
dheecaanka Gala maskaxda ee sababa caabuqa ama jeermiska ( Brain abscess)
Nabaraha Afka gudihiisa ee loo laalaabta ee xanuunka badan 3- sheey oo sababta iyo xalka
Просмотров 7 тыс.3 месяца назад
Nabaraha Afka gudihiisa ee loo laalaabta ee xanuunka badan 3- sheey oo sababta iyo xalka
8- Calaamad xanuunka Thyroid nooca dhacsan ( Hypothyroidism ) ma isku aragtay ?
Просмотров 1,5 тыс.3 месяца назад
8- Calaamad xanuunka Thyroid nooca dhacsan ( Hypothyroidism ) ma isku aragtay ?
4- Faaido -- Geedka ash-wagaandhada - wili sidaan ma u isticmaashay ?
Просмотров 3,4 тыс.3 месяца назад
4- Faaido Geedka ash-wagaandhada - wili sidaan ma u isticmaashay ?
5-taan cunto ka ilaali caruurtaada SI xanuunka Gaaska ugu keenin
Просмотров 2 тыс.3 месяца назад
5-taan cunto ka ilaali caruurtaada SI xanuunka Gaaska ugu keenin
14- Calaamad -- Gaaska Caruurta nooca lagu qaldo Burukiitada iyo caabuqa quuman waa...see...more...
Просмотров 2,7 тыс.3 месяца назад
14- Calaamad Gaaska Caruurta nooca lagu qaldo Burukiitada iyo caabuqa quuman waa...see...more...
6- Calaamad oo lagu arko maqaarka iyo cidiyaha marka Beerka aa ka xanuunsantahay
Просмотров 4,5 тыс.3 месяца назад
6- Calaamad oo lagu arko maqaarka iyo cidiyaha marka Beerka aa ka xanuunsantahay
In kaaidada xumbo yeelato ma isku aragtay ? 6- daan sabab ayaa keenta
Просмотров 6 тыс.3 месяца назад
In kaaidada xumbo yeelato ma isku aragtay ? 6- daan sabab ayaa keenta
9-Faaido Geedka Moringaha - wili sidaan ma u isticmaashay ?
Просмотров 47 тыс.3 месяца назад
9-Faaido Geedka Moringaha - wili sidaan ma u isticmaashay ?
Quumanka iyo af- shiirka 8-daan sheey sameey hadii aa sidaan isku aragto
Просмотров 15 тыс.3 месяца назад
Quumanka iyo af- shiirka 8-daan sheey sameey hadii aa sidaan isku aragto
Sidee madax xanuunka Soo noq-noqda marka uu ka yimaado infekshan ku fahmi kartaa ? Iyo xalka
Просмотров 1,1 тыс.3 месяца назад
Sidee madax xanuunka Soo noq-noqda marka uu ka yimaado infekshan ku fahmi kartaa ? Iyo xalka
Sidee infak-shanka qoorgooye ( miningitis ) inuu madaxa kaa Haayo ku garan kartaa ?
Просмотров 2 тыс.3 месяца назад
Sidee infak-shanka qoorgooye ( miningitis ) inuu madaxa kaa Haayo ku garan kartaa ?
hadii Biyo Cabistaada badantahay maxaa dhacaayo ??
Просмотров 4,9 тыс.3 месяца назад
hadii Biyo Cabistaada badantahay maxaa dhacaayo ??
6- Talaabo - calool fadhiga ama calool istaaga iska ilaali Qaladaadkaaan #drtimajilac
Просмотров 2,9 тыс.3 месяца назад
6- Talaabo - calool fadhiga ama calool istaaga iska ilaali Qaladaadkaaan #drtimajilac
Hadii infek-shan kuugu soo laalaabto oo kaa bixi waayo maxaa la sameeyaa ?
Просмотров 1,4 тыс.3 месяца назад
Hadii infek-shan kuugu soo laalaabto oo kaa bixi waayo maxaa la sameeyaa ?
Wallo aniigo iska hurdo xiili habeena ya waxankacay sariirto iilasocoto subaxdiiyan dhiig iska qaday tiifow aya leyga shegay waxane away xamiilo biishii 9 sagalad ku jiidha hada ka niiniiya iisocdo wiiliine wa rerkii wa iihaya ma istagi karii
Hada gaas si xun ii hayaaa khayr alle ha ku siiyo
Aniga si waliba oon afkayga u cadaysto.hadana shiirka igama tagayo, bes waan is dhuubay illahayow 😢 😢 😭 😢 😭 😭 😿 😢 😢 😭
Dr thanks
Shalay baa cabay sidi shaasha cml walhi xalay sifiican u seexday waxan dareemi jiray lafo xanuun iyo dhigayga virus ku jiro lakin xalay Manshallah sifican u seexday mahadsanid Walal
Maxaa noosheegtay hada, dufooow
Ani fadhiga iyo istaaga badan idaran jazakaallh
Hh
Dr herperthyroid ayan qaba inta badana kulelka qorta madaxa wajiga babacoyinka kaderenaa 🥺🙏🏼
Mahadsanid
Malaba waba ki igu darna😢
asc magacega wa yusuf bashir degan kismayo hadan kushegoxanun kega wa dhuunta ilaa labta o ixanunta edin an dhaman garabka midig iyo labta midig labxanun riraxyo iyo qufac an dhaf sanen dhunta iyo xanfaf carabka iyo cunaha naqaskega oshir kena inta badan Dr
Sanad kudhawaad calol ifadhidaa wax aanan cabin oo calool bixiyo majiro hirta qaybta midhicirada see loobaaraa aniga dhaqaatirtu dhiig unbay iga qaadi tayfodh iyo gas unbay sheegi
Dr caloshi gabi ahaanba wa i istaagtay diet xumana maaha hada cuntadii waa kago ay asaqdii aya jirka iqaday maxa talo ah teeda kale dheefshiidka see loobaara plz isojawaab
Ootinta wadnaha maxa keena
Dr dawada matirinidisol faleebo ayeen laduraa tii sadaxad waan qaatay minka infactintion ka baa lagu soo qoray waxaan dareemaa markaaqatay kadib kilida ayaa i dhaqaqda ama igariita pleas isoo jawaab dr adoo mahadsan
Aniga wa barara xiliyada fadhega badanado ama tagnashaheega bato lugaha said ugu barara dhaqter hada tagana wax ima shegayo wa fcntahay lee i dhahaa
Isku mel nagala haya wllo
Walalayaaloow fadlan isoo jwba gaaska kilya xanuun ma leeyahay adinkoo mahadsand
Aamin
Mansha Allah
Masha alah
Asc vitamin k tablette ahaan ma uqadankara
Macha allah ❤❤❤
Macha allah ❤❤❤
Macha allah ❤❤❤
Dr.adoo.mahadsan
Asc.hadiii.uudhacsanen.ama.uu.kacsaneen.hadii.dhactarku.kudhaho.maxaa cunee
Ala anaa leh dhawaan oo ina curyamo Halis ugu jira salada fadhiga ku tukada ano ah gabar dhalin yaro ah maxaa sameeya😢
❤thinking mashallah ❤
Dr whatsp ay macamishada wax yabo privet ah kugu so weydiyaan malihid miyaa muhiim iitahay sida ugu dhaqsiyaha badan ii gu soo jawaab plz hadey macquul tahay
Aad baad u mahadsantahay
Gooryaanka sida loogu isticmaalo replay iisoo gal dr adoo mahadsan
Ascm Dr wan ku salamy aniga mudo badan ayu ihaya 6 sano ka badan wana igu si waynanaya wajigana culays ayu iga sara sitosah ayuna u muqda o larki karo maxa ixalah
Aad baan oogu baahanahay caqoonkororsigaan
Acs Walal siigada hadda ayaan isdaayey waxaan ubaahanahay dawada ka soo kabsiga wall haday jir to igu caawi walal 😂😂😂😂
Waad mahadsantahay.sidee laguula kulmaa. Xageed jooogtaa?
Alxdulilaah 5 Cisho ka Hor iska qalay, immika illahay Caafimaad ka baryayaaa
Wll blz is isbitaalk waa xage iso jawaaab
Mahadsanid
malabog sadaa xanuunkay teyrooka malaga bog sadaa mise waa la isaga nool yahay
Dr kaluunku daawo yuu uyahaybaaba layiri waan cunaaye
Dr waxwalbainvulish yaad kusheegeysaa aadigoo raaliya maad soomali noogu sheegtid Eileen kuma hadalno dadkagabal mayaqaaniin
Dr aad ayad umahad san tahay🤝
Asc
Wll waba iga nixisey subxanallh lkn ani hal shey ayan ka faidey mahadsanid
Waana wax la arkaayo waxa lagubaayo waa hilib
Anigaaba laba da ku dhalay daabka dr
Gas caloled qabaa dawana wan qataaa malap ma cabi karaaa
Filfil waaye
Nabothian cysts on the cervix
Thanks my doctor❤🎉😊